Wasiirka amniga Galmudug oo soo xiray tababar ciidan cusub oo Booliska ah (Sawiro)

Wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe), saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska ah oo muddo 3-bilood ah lagu tababarayey duleedka degmada Cadaado. Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Diiriye Warsame ayaa sheegay in ka degmo ahaan ay ku faraxsanyihiin ciidankan tababarka dhammaystay, kuwaas oo … Continue reading Wasiirka amniga Galmudug oo soo xiray tababar ciidan cusub oo Booliska ah (Sawiro)